Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin geeriyoodey markii aanbalaas loo soo diri waayey

Publicerat torsdag 21 april 2011 kl 10.41
Foto: Lennart Nilsson/Sveriges Radio.

Nin 23 jir ah ayaa magaalada Stockholm ku geeriyoodey ka dib markii loo diidey in ambalaas loo soo diro ka dib markii uu wacey taleefoonka SOS ee gurmadka deg dega ah.

Ninkaan ayaa intii uusan dhiman ka hor wuxuu dhoowr jeer wacey taleefoonka SOS ee gurmadka deg dega ah wuxuuna ka codsadey im aanbalaas loo soo diro laakiin gabadhii kalkaaliyaha aheeyd oo taleefoonka ka qabatey ayaa dhayalsatey xaaladda ninkaasi ku sugan yahay sidaas daraadeed ayaan ninkaas aanbalaas loogu dirin ,

Subaxnimadii danbana waxaa la heley ninkaas meeydkiisa .

Warfaafinta qaarkeed ayaa warisey in shaqadii ay ka tagtey kaalkaalisadii ninkaas aanbalaaska u diri weeydey ,waxaana hadda socda baaritaan arrinta ninkaas geeriyoodey ku saabsan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".