Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Mamnuucidda Tuugsiga oo La Diiday

Uppdaterat onsdag 27 april 2011 kl 15.15
Publicerat onsdag 27 april 2011 kl 14.57

Haydda maamulka gobolka Västmanland ayaa go’aan ku gaartay in dib looga noqdo mamnuucidda yaboohsiga, kadib eegid ay hayaddu dib u eegtay go’aan uu horay u gaaray maamulka Sala oo ka tirsan gobolka Västmanland.

Maadaama bayna hayad-goboleedku ku macneeysay go’aankaa in mamnuucidda ay deggmo ee ammaankeeda howlaha yabooha la xiiraa aan lagu matali karin ammaanka xeerarka ammaanka.

Maamulka degmada Sala ayaa toddobaadkii ina dhaafay go’aamiyay in la mamnuuco tuugsiga goobaha bulshada, si bayna ku macneeyeen looga hor-tago dembiyada ku dhuumaaleeysan kara falalka yabooha, sida ka ganacsiga oogada bani’aadamka.

Maamulka gobolka ayaa haddaba sheegay in mamnuucid noocaasiya ay meel kaga dhacayso xoriyadda guud ee ruuxa, iyo in aanay ahayn tallaabo loo baahan yahay in lagu dhaqaaqo si loo sugo ammaanka goobaha bulshada.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".