Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xisbiga Mudaraatka iyo Taageerada dhaqaale

Publicerat torsdag 28 april 2011 kl 13.01

Xisbiga Mudaraatka oo ka mid afarta xisbi ee gacanta ku haya hoggaanka dalka ayay wax iska bedeleen fikirradiisii la xiriiray in la soo bandhigo taageerada dhaqaale ee shakhsiyaad gaar ihi u yaboohaan.

Maqaal uu maanta ku qoray wargeeyska maalinlaha ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano DN xooghayaha xisbiga Sofia Arkelsten ku sheegtay in xisbigeedu soo bandhigi doono dhaqaalaha loo yabooho xisbiga ee kor u dhaafaya 20 000 ee koron iyo cidda u yaboohday magacooda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".