Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Badbaadinta shirkadda Saab ee baabuurta sameeysa

Publicerat fredag 29 april 2011 kl 10.17
SAAB 9-5

Shirkadda baabuurta sameeysa ee Saab ayaa u muuqata mid si ku meel gaar ah loo badbaadiyey ka dib markii hey'adda khasnadda dawladda iyo shirkadda General Motors ey aqbaleen in Vladimir Antonov oo ganacsade ruush ahi yeesho qeeyb ka mid mid ah saamiga shirkaddaas.

Ka dib ogolaashahaas ey hey'adda khasnadda dawladdu ku ogolaatey arrinkaan ,ayaa waxaa sidoo kale dawladda dalkaan laga sugayaa in ay iibsigaas ogolaato ,markaas ka dib waxaa harsan oo kaliya ogolaasho laga helo bangiga maalgalinta yurub oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano EIB.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".