Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

KULAN: Maalintii Arbacada ka Dhacay Baarlamanka

Publicerat fredag 29 april 2011 kl 12.44
1 av 2
Abdiqani Mohamed. Sawirle: Kenadid Mohamed
2 av 2
Fardowsa Shiikh, gudoomiyaha ururka haweenka soomaaliyeed ee Gävle

Kulan ay soo qaban qaabisay shabakadda - rätten till familjeåterförening ”xuquuqda isu keenidda reerka” oo ay ku bahoobeen ururo badan oo ay ka mid yihiin ururka isbahaysiga umada Somaliyed ee dalka Sweden (SRFS) flyktinggruppernas och asylkommitténs riksråd (FARR) falkköping kommun iyo sinna, ayaa ujeedadda waxay ahay sidii xal loogu heli lahaa arrinta qoysaska Somaliyed ee kala lumay ka dib markii dowladda Iswedhen ay ku soo rogtay xujooyin adag dadkii ehelnimada la isukeeni jiray. Middaasina oo caqabad ku noqtay jaaliyadda soomaaliyeed oo aan buuxin karin shuruudaha lagu soo rogay. Haddaba kulan maalintii arbacada ka dhacay xarunta baarlamanka dalka ayaa looga wada arrinsaday amuurtan. Dadyoowgii ka qayb galay kulankan ayey ka mid ahaayeen:

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".