Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Siyaasi Mindi lagu dhaawacay

Uppdaterat måndag 2 maj 2011 kl 16.35
Publicerat måndag 2 maj 2011 kl 12.20

Anders Wallner, kana mid ah siyaasiyiinta xisbiga Doogga ayaa habeenimadii axadda loogu geeystay dhaawacyo midi xarunta tareenka duleedka magaalada Istockholm ee xaafadda Alby, dhacna loogu daray.

Wallner ayaa dhowaantan la soo jeediyay inuu noqdo xoghayaha xisbiga Doogga kulanka ay xubnaha xisbigu bartamaha bishan yeelan doonaan.

Ciidanka ammaanka ayaa dhacdadaa dabadeed bilaabay baaritaan la xiriira falkaa.

Abaaraa 12-kii habeenimo ee axaddii ayuu fal-mindiyeedku ka dhacay xarunta tareenka ee Alby, isagoona soo gaaray xaafadda Shärholmen, dhaawacyo halisana ku yaaleen, kadibna ay boliisku halkaa ka heleen. Loona qaaday isbitalka koonfurta.

Anders Wallner, ayaa hore gacan yare ugu ahaa Maria Wetterstrand, kana mid ah labada hogaamiye ee xibiga Doogga.

Isha: TT

SOS: oo Dacwad ka Dhan ah la Gudbiyay

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".