Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wallner oo Ambulans loo Diiday

Publicerat måndag 2 maj 2011 kl 16.09

Siyaasiga dhaawacyada midida loo geeystay ee xisbiga Mp Anders Wallner ayaa ugu horeeyntii laga gaabsaday in ambulaans loo soo diro, sida uu saaxiibkii Lukas Duczko u sheegay wargeeyska maalinlaha ee Expressen.

Sida uu sheegay Duczko, in hayadda SOS alarm-igu aanay markii hore wax war-bixin dhab ah ka siin dhibaateeysane Wallner, islamarkaana hayaddu ku andacootay in howluhu ku badnaayeen. Waxa uu Wallner muddo toddoba daqiiqo ah la hadlayay shaqaale ka howl-gala hayadda gargaarka deg-degga ee SOS iyadoona aanu wax natiijo ah ka gaarin.

Ruux kale ee la socday ayaa isaguna wacay hayadda xaaladda degdegga loona sheegay markaa kadib in gaari ambulans ah uu dhabbada ku soo jiro.

Dacwad ka dhan ah hayadda SOS ayey saaxiibadii u gudbiyeen hayadda ammaanka, sida uu sheegay af-hayeenka madaxa waaxda wararka Anders Klarström.

Isha: TT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".