Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xiriir ka dhexeeya cayilka iyo cudurka demensi-ga

Publicerat tisdag 3 maj 2011 kl 10.23
Xiriir ka dhexeeya baruurta iyo cudurada qaarkood. Foto: Junji Kurokawa/AP.

Dadka buurbuuran ee da'doodu dhexdhexaadka tahay ayaa boqolkiiba 80 waxay halis u yihiin markey weeynaadaan in uu ku dhaco cudurka demensi-ga loo yaqaano kaas oo sababa in qofka cajaladdiisa xusuusta ee maskaxdu tirtiranto, waana marka dadkaas loo barbardhigo kuwa miisaankooda ama cayilkooduba caadiga yahay, sidaasna waxaa lagu muujiyey baaritaan lagu sameeyey dalkaan Iswiidhan uuna wax ka qorey wargeeyska Dagens Nyheter.

Baaritaanka ayaa intaas ku darey in qofba intuu qofka kale ka miisaan weeyn yahay, uu uga khatar badan yahay in cudurkaasi asiibo.

Dalkaan Iswiidhan ayaa waxaa hadda ku sugan ilaa 150 000 oo qof oo qaba cudurka demensi-ga ee maskaxda asiiba.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".