Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhaqaalaha iyo degmooyinka dalkaan Iswiidhan

Publicerat tisdag 3 maj 2011 kl 14.28
Hey'adda degmooyinka iyo maamulka rugaha caafimaadka oo soo bandhigtey xisaabaadkeeda . Foto: Benjamin Thorén/Sveriges Radio.

Dhaqaalaha degmooyinka iyo maamulka rugaha caafimaadka dalkaan Iswiidhan ayaa sidii la filayey ka wanaagsanaadey sanadkii la soo dhaafey ee 2010-ka, sida ay muujisey warbixin dhaqaale oo ka soo baxdey hey'adda dalkaan u qaabilsan arrimaha degmooyinka iyo maamulka rugaha caafimaadka.

Natiijadaas degmooyinka iyo maamulka rugaha caafimaadka ayaa noqotey lacag dhan 19,3 milyaardar oo karoon, waxaa sidoo kale la filayaa in lacaga dheeraad ahi u soo haraan sanooyinka 2011-ka iyo 2012-ka degmooyinka iyo maamulka rugaha caafimaadka dalkaan Iswiidhan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".