Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Solna oo noqotey degmada ugu jajaban shirkadaha ganacsiga

Publicerat tisdag 3 maj 2011 kl 14.56
Foto: Paul Sakuma/Scanpix.

Degmada Solna ayaa noqotey degmada dalkaan Iswiidhan ugu fiican marka ay timaado degmo ay shirkadi ku shaqeeysato, sida lagu muujiyey warbixin cusub oo ay hey'adda Svenskt Näringsliv ku eegtey sida 290-ka degmee uu dalkaan Iswiidhan ka kooban yahay ugu kala fiican yihiin marka ay timaado shirkadaha ganacsiga ee degmooyinkaas ka hawlgala.

Hey'adda Svenskt Näringsliv ayaa intaas ku dartey in warbixintaan lagu saleeyey ka dib markii shirkadaha laftoodu dhibco qiimeeyn ah siiyeen degmooyinkaas tartamayey iyo waliba waxyaala kaleeto oo iyaguna dhameeystir u noqdey u dhabagalkaan.

Marka laga reebo degmada Solna oo kaalinta koowaad gashey , waxaa ku kala xigsadey degmooyinka Vellinge, Trosa, Sollentuna, Laholm, Habo, Sigtuna, Nacka, Danderyd iyo degmada Upplands Väsby.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".