Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Qalab yaaley gurigii Bin Ladin oo Mareeykanka u gacangaley

Publicerat tisdag 3 maj 2011 kl 16.28

Ciidamadii Mareeykanka ee fuliyey dilkii hogaamiyihii ururka Al-qaacida Usaama Bin Ladin ayaa gurigii uu daganaa oo magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan waxay ka qaateen komputero, Hårddisker iyo qalab kaleeto oo dhismahaas yaaley,waxaana la rajeeynayaa in hadda arrintaasi soo shaac bixiso dadkii iyo kooxihii ka tirsanaa ururka argagixisada ah ee Al-qaacida, sida uu soo wariyey wariye ka tirsan idaacadda wararka ee Ekot laguna magacaabo Nils Horner oo isagu ku sugan Abbottabad oo ah magaaladii lagu diley hogaamiyihii ururka argagixisadfa ah ee Al-qaacida.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".