Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Degmooyinka qaarkood oo jabiya sharciga dadka naafadaa lagu taageero

Publicerat onsdag 4 maj 2011 kl 10.42
Dadka naafada ah oo aan qaarkood helin adeegyadii ay xaqqa u lahaayeen.

Degmooyin badan ayaa dalkaan Iswiidhan jabiya sharciga loo yaqaano LLS oo adeeg iyo in la taageero xaqqa u siinaya dadka naafada ah qaarkood ,sidaasna waxay muuqatey ka dib baaritaano ay hey'adda arrimaha bulshadu ku sameeysey ilaa 70 goobood oo ay ku nool yihiin dadka iinta leh.

Tusaale ahaan dadka iinta leh ayaa waqti dheeraad ah oo aan loo baahneeyn suga caawimaadaha ay xaqqa u leeyihiin, sidoo kalana waxaa jira degmooyin go'aamadooda dib u dhiga si ay ganaax uga badbaadaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".