Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswiidhan oo soo qaadeeysa qaxooti Libya ka soo firxatey

Publicerat torsdag 5 maj 2011 kl 11.10
Photo: Johan Nilsson/Scanpix

Dalkaan Iswiidhan ayaa noqon doona dalkii ugu horeeyey ee dalalka xubnaha ka ah ururka midoowga yurub , kaas oo soo qaadanaya ilaa 200 oo ka mid ah saamiga qaxootiga dalka libya.

Dad gaaraya ilaa 6 000 oo qof oo isugu jira Soomaali , Eretereyaan iyo Suudaan ka timid gobolka Darfur, ayaa ku xaniban xuduudada dalka Libya , waxayna ka soo carareen dagaalada ka jira dalka Liibya laakiin sidoo kalana kuma noqon karaan dalalkii ay markii hor eka yimaadeen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".