Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qaxootiga Yurub soo galaya iyo fiisada Shengen-ka

Publicerat torsdag 5 maj 2011 kl 11.32
Cecilia Malmström, EU:s flyktingkommissionär. Foto: Etienne Ansotte/EU-kommissionen

Kacdoonka ka jira dalal ka mid ah wadamada carbta ayaa kor u qaadey qaxootiga ku soo qulqulaya qaaradda Yurub.

Dawladda faransiiska ayaa imminka ka codsatey dalalka xubnaha ka ah ururka midoowga Yurub codsi la xiriira in laga cafiyo koontarool ay ku kordhiso xuduudaha ururka midoowga yurub ka dib markii dalka Talyaanigu sharciyo ku meel gaar ah siiyey qaxooti Tunisia ka yimid taas oo macneheedu yahay in ay u sii safri karaan dalalka kaleeto ee xubnaha ka ah ururka midoowga yurub .

Cecilia Malmström oo dalkaan Iswiidhan u matasha hogaanka saree ururka midoowga Yurub ayaa aaminsan in aan hogaanka yurub dalka Faransiiska u ogolaan codsigoodaas.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".