Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dilka Usaama Bin Ladin iyo siyaasadda Soomaaliya "Dood"

Publicerat torsdag 5 maj 2011 kl 15.26
Dilka Bin Ladin iyo raadkey soomaaliya ku leedahay
(13 min)
Foto: Scanpix.

Dilka la diley hogaamiyihii ururka Al-Qaacida Usaama Bin Ladin ilaa raad intee le'eg ayuu ku yeelanayaa siyaasadda dalkii Soomaaliya.

Dood arrintaas ku saabsan ayaa waxaa ka qeeyb qaadanaya Cabdullaahi Dayib oo u dooda xuquuqda bani 'aadamka iyo nabadeeynta iyo Cali Shiikh Cismaan Geedi oo ah odey soomaaliyeed oo qurba joog ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".