Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Lacagtii qoyska Qadaafi dibadaha dhigtey oo mucaaradkiisa la siinayo

Publicerat torsdag 5 maj 2011 kl 15.42
Mucaaradka Qadaafi oo lacago gacanta loo galiyey.

Mucaaradka dagaalka kula jira dawladda Libya ee uu hogaamiyo Mucammar Al-Qadafi ayaa loo ogolaadey dhaqaale cusub kaas oo ah lacagihii dibadaha yaaley oo laga xayirey qoyska Mucammar Al-Qadaafi, sidaasna waxaa maanta lagu go'aamiyey shir ka dhacey magaalada Roma.

Mucaaradka Libya ayaa sidoo kale loo ogolaadey in la siiyo lacag dhan ilaa 250 malyan oo doolar taas oo ah mucaawino bani'aadanimo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".