Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Baaritaan lagu sameeynayo jinsi naceeybka dalkaan ku sii badanaya

Publicerat fredag 6 maj 2011 kl 10.19
Bengt Westerberg .Foto:Foto: Drago Prvulovic/Scanpix

Ka dib markii uu soo xoogeeystey xisbiga xagjirkaa ee Sverigedemoqoraati-gu ayaa wasiirka isdhexgalka dalkaani Erik Ullenhag imminka u magacaabey Bengt Westerberg oo ah siyaasi caan ka ah , in uu soo baaro arrimaha la xiriira jinsi naceeybka.

Wasiirka ayaa raba in Bengt Westerberg soo baaro sidii loogu dhuur-gali lahaa jinsi naceeybka ku soo badanaya dalkaan Iswiidhan.

Wasiirka ayaa raba in Bengt Westerberg soo baaro sidii loogu dhuur-gali lahaa jinsi naceeybka ku soo badanaya dalkaan Iswiidhan.

Iskuulada ayaa baaritaankaan udub dhexaad u ah maadaama baaritaan hore oo uu dugsiyada sare ka sameeyey gole lagu magacaabo " Levende historia" ama " Taariikhda nool" , ay muujisey in aragtiyo xun xun laga qabo dadka yuhuuda ah iyo muslimiinta.

Baarahaan ay dawladdu imminka arrintaas u xilsaartey ayaa warbixintiisa oo dhameeystiran soo gudbin doonaa

bisha oktoobar ee sanadka soo socda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".