Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Shir xisbiga Moodaraat-ka ugu furmey magaalada Karlstad

Publicerat fredag 6 maj 2011 kl 10.34

Maanta ayaa xisbiga Modaraat-ka waxaa magaalada Karlstad uga furmi doona shir socon doona muddo laba maalmood ah ,kaas oo ay isugu imaan doonaan siyaasiyiinta xisbigaas ee maamula qaar ka mid ah degmooyinka dalkaan iyo maamulada caafimaadka gobolada.

Xisbiga Moodaraat-ka ayaa imminka haya hogaanka ilaa 90 degmo oo dalkaan ka mid ah meesha xisbiga Sooshaldemoqoraati-gu xukumaan ilaa 120 degmo.

Shirkaas ayaa waxaa maanta hadal ka soo jeedin doona wasiirka maaliyadda Anders Borg , barritto oo sabtiyana waxaa lagu wadaa in uu goobtaas ka hadlo reeysal wasaaraha dalkaan Iswiidhan Fredrik Reinfeldts.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".