Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Lacago si qaldan loo qaadan jirey oo la joojiyey

Publicerat måndag 9 maj 2011 kl 13.52

Tirada dadka sida qaldan loo siiyey lacagaha A-kassada iyo sidoo kale tusaale ahaan lacagta jirada lagu qaato ama tan sida aan joogtada aheeyn loogu qaato waalidnimada ayaa hoos u dhacey ,sida uu muujiyey baaritaano ay sameeyeen ururada A-kassada oo arrintaas iska kaashadey.

Ururada A-kassada oo iskaashi la sameeyey hey'adda khasnadda caymiska iyo CSN-ka ayaa muddo usbuuc gudahood ah baaritaano ku sameeyey dadkii dhaqaale ka qaatey goobo ama hey'ado hal mid ka badan.

Waxaa sidaas daraadeed hoos u dhacey lacagihii sida qaldan lagu bixinayey marka ay timaado dhammaan ururada A-kassooyinka iyo sidoo kale lacagihii laga qaadanayey hey'adda khasnadda caymiska ,waxaana sidaas daraadeed boqolkiiba 24 hoos u dhac ku yimid lacagihii la bixiyey sanadkii 2010-kii marka la barbardhigo sanadkii 2009-kii.

Sanadkii la soo dhaafey ayaa si qaldan loo bixiyey lacag dhan 15 milyaardar oo karoon.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".