Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqaalaha dalkaan Iswiidhan iyo qaxootiga la qaato

Publicerat måndag 9 maj 2011 kl 15.32

Shaqaalaha xafiisyada dalkaan iswiidhan ayaa ah kuwa ugu aqbalaadda badan qaxootiga , marka la eego dhammaan shaqaalaha dhigooda ah ee wadamada qaaradda Yurub oo dhan.

Boqolkiiba 40 shaqaalaha dalkaan Iswiidhan iyo sidoo kale boqolkiiba 30 shacabka dalkaan Iswiidhan ayaa u arka in ay saxan tahay in qaxooti badan la qaato ama la ogolaado, tiradaas ayaana ah tan ugu badan marka la barbardhigo dhammaan dalalka qaaradda yurub oo dhan.

Tirakoobkaas ayaa wuxuu ka danbeeyey tirakoob ay sameeysey European Social Survey kaas oo sanooyin badan ka socdey dalal kala duwan oo reer yurub ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".