Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Booliiska dalkaan Iswiidhan iyo dacwooyinka lagu soo oogey

Publicerat måndag 9 maj 2011 kl 15.50
Foto: Johannes Gullbrand, Sveriges Radio

Tirada ciidamada booliiska dalkaan Iswiidhan ee la soo dacweeyey ayaa saddexdii sanee la soo dhaafey waxay kor u kecdey boqolkiiba 12, sida lagu muujiyey warbixin ka soo baxdey hey'adda qaranka u qaabilsan dacwooyinka ka dhankaa ciidamada booliiska taas oo baarta danbiyada lagu tuhmo ciidamada booliisku markii ay shaqo ku dhexjiraan.

Qiyaastii ilaa kala bar dacwooyinkaan ayaa la xiriira eedeeymo dhanka taraafikada ah oo ay booliisku galeen khaasatan iyagoo gaadiidka si xad dhaaf ah u wadey ayna sawireen kaamarooyinka hawshaas xawaaraha dheeraadka ah Lough talagaley.

Guud ahaa ilaa 52 xaaladood ayaa sanadkii hore qaar ka mid ah ciidamada xukun maxkamadeed loogu ridey taas oo uu ka mid yahay taliye hore oo ka tirsanaa ciidamada booliiska laguna magacaabo Göran Lindberg kaas oo la xukumey ka dib markii uu galey danbiyo uu ka mid yahay in uu kufsadey gabar 17 jir ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".