Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shirkadda Saab oo heshey lacag deeyn ah

Publicerat måndag 9 maj 2011 kl 16.06
Baabuurka cusub ee Saab 94x. Foto: Pontus Lundahl/Scanpix

Shirkadda Saab ee baabuurta sameeysa ayaa imminka ka heshey santuukha loo yaqaano Gemini lacag deeyn ah oo dhan 30 malyan oo euro taas oo u dhiganta qiyaastii 270 malyan oo karoon, sida ay warisey wakaaladda wararka ee TT.

Sidaas oo ay tahayna qadar muddo ah ayey ku qaadaneeysaa in shirkadihii ka hoos shaqeeyn jirey shirkadda Saab ay bilaabaan soo saarista qeeybaha baabuurtaas ka mid ahaa oo ay shirkadda u sameeyn jireen.

Warshadda shirkaddaas baabuurta u sameeysa ayaan la fileeyn in usbuucaan la kiciyo sida ay jeclaan lahaayeen madaxda shirkaddaas balse marka ugu horeeysa oo ay hawl bilaabi karto ayaa la filayaa in ay noqoto usbuuca soo socda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".