Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qarax bunbaano ka dhacey magaalada Malmö

Publicerat tisdag 10 maj 2011 kl 10.14

Qarax bunbaano ayaa habeeynkii xaley ka dhacey makhaayad ku taala Lilla Torg oo ku taala bartamaha magaalada Malmö, goobtaas oo ah meel ay ku badan yihiin makhaayadaha khamriga lagu cabo.

Qaraxaas ayaa sababey in dariishada badan oo muraayada ahi soo daataan , waxaana isbitaalka la geeyey hal qof oo ay wajiga ka galeen firidh muraayadeed.

Dad badan ayaa booliiska magaaladaas soo wacey habeenkii xaley iyagoo ka hadlaya in ay maqleen qarax xoog badan.

Ilaa imminka lama oga handadaad khatar ah oo la ogyahay oo ku wajahan makhaayaddaas iyo qofka iska leh, ciidamada booliiska ayaana hadda wada baaritaano arrinkaas la xiriira.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".