Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Daldaloollada ka Jira Daryeelka Caafimaadka Iskuullada

La daabacay tisdag 18 oktober 2011 kl 16.30
Sawirle: Claudio Bresciani / SCANPIX Code 30230

Hantida ama dhaqaalaha loogu tala-galay howlaha dar-yeelka caafimaad ee iskuullada ayaan ku filleyn baahida ardeyda, sida ey sheegeen saddex daloolow mid maamuleyaasha iskuulladu. Middaasina lagu ogaaday baaritaan ay sameeysay hayadda kor-meerka iskuulladu.

Culeeysku wuxuu inta badan ka jiraa shaqaalaha cilmi-nafsiga iyo la taliyeyaasha ardayda waxa afkan iswiidhishka lagu yiraahdo (kurator) oo aannu wakhtigu ku fileeyn. Madaxa hayadda kormeerka iskuullada Ann-Marie Begler ayaa qabta in natiijada u soo baxday tahay mid wel-wel leh ”qaasatan kolka aaney aaney dhaqaalahoodu kaafineeyn howlahaa gobollada iyo degmooyinka wixii iskuullada ka baxsan.

Hayadda kor-meerka iskuullada ayaa baaritaankaa ku sameeysay dugsiyo hooe/dhexe ee tiradoodu gaarsiisan yihiin 764.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".