Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Cimriga dadka ku nool Iswiidhan

La daabacay torsdag 20 oktober 2011 kl 14.05
Qof waayeel ah oo lugeynaya Sawirka: Fredrik Sandberg/Scanpix.

Waqti noolaasha ama cimriga ee dadka ku nool Iswiidhan ayaa sii kordhay tobankii sano ee u dambeysay iyada oo ragga cimrigooda ku darsamay 2 sano oo ay isku cel celis ahaan hadda gaaraya ilaa iyo 79 sano iyo bar halka dumarkana ay gaarayaan 83 sano, sida maanta lagu sheegay warbixin uu soo saaray xafiiska tirakoobka dalka.

Warbixinta ayaa sheegeysa in ay hoos u dhacday dadka u dhinta cudrada wadnaha gaar ahaan dadka da’da ah taasi oo kordhisay waqtiga nolosha ee Iswiidhan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".