Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dad loo qabtay dilka waayeelada ee Alingsås.

La daabacay fredag 21 oktober 2011 kl 10.37
Baabuurta booliska oo taagan beerta lagu dilay lamaanaha waayeelka. Sawirka: Björn Larsson Rosvall/Scanpix.

Ciidmadda booliska ayaa soo xiray qof saddex u soo xiray  dil shalay ka dhacday degmada Alingsås ee galbeedka iswiidhan halkaasi oo lagu dilay lamaane waayeel ah iyada oo saakay labo ruux ay xirnaayeen dilkaasi.

Afhayeen u hadlay booliska oo la yiraahdo Thomas Fuxborg ayaa sheegay in booliska uu ogaaday in guriga lagu dilay lamaanaha waayeelka ay ka maqantahay alaabo taasi oo suuragelisay in booliska uu galo shaki ah in halkaasi uu ka dhacay dambi dhac ah.

Afhayeenka booliska ayaa intaasi ku daray in labada qof ee hadda xiran loogu shakisanyahay in ay iyagu yihiin waxa dilay lamaanaha waayeelka.

Lamaanaha ayaa lagu dilay gurigooda oo ku yaalla isla meel beer ah oo ay iyagu lahaayeen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".