Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Tirada caruurta ku geeriyoota da’da yar.

La daabacay måndag 24 oktober 2011 kl 09.29
Si dhab ah looma yaqaan waxa ay u korortay dhimashada tirada caruurta da'da yar. Sawirle: Hasse Holmberg/Scanpix.

Waxaa sii laba laabantay tirada caruurta ku geeriyootay da’da yar ee dalka  mudadii afarta sano aheyd ee aynu soo dhaafnay iyada oo tiradda caruurta ku geeriyoota da’da yar ay afar sano ka hor aheyd 13 imminka ay tahay 27 caruur.

Doktor Miriam Katz-Salamon oo ka tirsan qeybta caruurta ee cisbitaalka Karolinska  ayaa sheegtay in arrintani ay leedahay wel wel loona baahanyahay in wax laga qabto ka hor inta aysan kas ii xumaan sida ay hadda tahay.

Cilmi baarayaasha shaaciyay arrinkan ayaan ogeyn wax sabata u ah tirada sii koradhay ee caruurta ku geeriyoota da’da yar laakiin waxay ku taliyeen in waalidka ay caruurtooda ka fogeeyaan qiiqa sigaarka ama tubaakada ayna caruurta u seexiyaan dhabarka kana ilaaliyaan qabowga.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".