Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kulan ay EU-du kaga Xaajoon Doonto Dhaqaalaha

La daabacay onsdag 26 oktober 2011 kl 09.45
Foto: Janerik Henriksson/Scanpix

Fiidnimada caawa ayey hogaamiyeyaasha waddammada xubnaha ka ah uruka Midowga Yurub isugu iman doonaan magaalada Brugsel ee caasimadda dalka Beljimka sidii ey uga wada xaajoon lahaayeen sida ey gacan uga geeysan karaan caqabadda dhaqaale ee ka aloosan qaarkood waddammada xubnaha ka ah ururka.

Waxyaabaha ey madaxdu ka wada-hadli doonaan ayey ka mid yihiin sidii qasnadda badbaadada ee ururku EFSF ugu tabaruci lahayd deeymmo dheeri ah waddammada ey dhaqaaledarradu la soo gudboonaatey, sidii looga cafin lahaa deymmaha lagu leeyahay qaarkood iyo sidoo kale culeeyska ey bangiyadu ka qaadi karaan amuurtaa iyadoo aannnu welwel gelin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".