Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Keydka Nabadsugidda ee Dawladdii Jarmalka Bari

La daabacay onsdag 26 oktober 2011 kl 10.02

Xisbiga Sooshiyaal-dimoqoraadiga oo siyaasaddiisu wax iska badashay iyo in la furo kaydka ciidanka nabad-sugidda ee dalka lana xiriira wararka ey ka hayaan Stazi (ciidankii nabad-sugidda ee dalkii hore loo oran jirey Jarmalka Bari) sida uu qoray bogga internetka ee war-geeyska maalinlaha ee Svd.se.

War-geeyska oo xiriir la sameeyey xubnaha mudaneyaasha baarlamanka ayay u caddaatay in aqlabiyad baarlamanku gar-waaqsan yihiin in xog-ogaalladaa daaha laga qaado. Iyadoo dhanka kale ey xisbiyada Bidixda iyo Doogguna carabaabeen middaa iyo sidoo kale xisbiga SD qudhiisuna qabo.

Keydkaa ayey ku daabacan yihiin shakhsiyaad iswiidhish ah ee lagu tuhunsan yahay iney wada-shaqeeyni ka dhexeeysey ciidanka nabad-sugidda ee Stazi.

Isha:TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".