Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Lacagta dul saarka bankiyada dalka.

La daabacay torsdag 27 oktober 2011 kl 14.44
Astaanta Bankiga dhexe ee Iswiidhan.Sawirle: Pontus Lundahl/Scanpix.

Bankiga dhexe ee Iswiidhan ayaa maanta shaaciyay in ay sidiisa uu ahaanayo heerka lacagta dul saarka oo aan waxba laga bedeli doonin heerka boqolkiiba labada ee uu hadda yahay iyada oo bankiga uu sheegay in la sugi doono ilaa iyo sanadka soo socda in la kordhiyo lacagta dul saarka.

Hadal qoraal ah oo lagu soo daabacay bogga internet-ka ee bankiga ayaa lagu sheegay in mishaakilka dhaqaalaha qaaradda Yurub uu sababay hubinti la’aan jirta mustaqbalka iyada oo heerka cadaadiska sicir bararkana uu hooseeyo.

Kobaca dhaqaalaha Iswiidhan ayaa la filayaa in uu si tartiib u gaabiyo ama uu hoos dhaco.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".