Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Suxufi Dawit Isaak oo la sheegay inuu Geeriyoodey

La daabacay torsdag 27 oktober 2011 kl 16.52
Dawit Isaak. Foto: Kalle Ahlsén/Scanpix.

Sida lagu sheegay idaacadda wararka ee Raadiyo 1 ayuu ku sheegay Lars Aduktusson in suxufigii Dawit Isaak uu geeriyooday. Isagoona xabsi ku sugnaa muddo toban sannadood ah.

Idaacadda caalamiga ah ee Raadiyaha Iswiidhen oo la xiriirtay Anna Backlund, kana howl-gasha wasaaradda arrimmaha dibadda laanteeda wararka ayaa noo sheegtay in aaney wax war ah ka hayn geerida Dawit Isaak.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".