Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shirkadda Saab oo la iibsaday.

La daabacay fredag 28 oktober 2011 kl 11.00
Astaanta Saab iyo calanka Shiinaha. Sawirle: P4 Väst.

Madaxa shirkadda gawaarida sammmeysa Iswiidhan ee Saab Victor Muller ayaa xaqiijiyay in shirkadda ay iibsadeen shirkadaha Youngman iyo Pang oo ah shirkado laga leeyahay dalka Shiinaha iyada oo Victor Muller uu sheegay in mustaqbalka shirkada uu imminka yahay mid la xaqiijiyay oo xasilan.

Dhinaca kale qareenka la yiraahdo Guy Lofalk ayaa saakay dib ula laabtay codsi ahaa in la joojiyay dib u habeynta shirkadda Saab.

Qarashaka lagu iibsaday shirkada Saab oo gaaraya 100 milyan oo Euro ayay shirkadaha Shiineeska waxay u bixin doonaan si tartiib tartiib ah.

 Shirkadda Saab ayaa ka mid shirkadaha ugu waaweyn dalka Iswiidhan ee xagga baabuurta.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".