Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Taageerada xisbiyada siyaasadda ee dalka.

La daabacay fredag 28 oktober 2011 kl 13.43
Sumada hayada ra'yi uruurinta ee Synovates

Xisbiga Sooshiyaal Dimokraadiga ayaa lumiyay lix boqolkiiba taageerada dadweynaha sida ku cad ra’yi aruurintii ugu horreeysay ee ay soo daabacday hayada fekerka uruurisa ee Synovates iyada oo tani ay tahay feker uruurintii ee ay soo bandhigto hayada tan iyo waxii ka dambeeyay fadeexadii xagga guryaha ee hoggaamiyaha xisbigaasi Håkan Juholt.

Xisbiga ayaa hoos u dhac kala kulamay guud ahaan qeybaha bulshada inteeda ciodka dhiibata oo ay ku jiraan dumarka iyo shaqaalaha dowlada.

Ra’yi uruurinta hayda Synovates ee bishan Oktoobar ayaa lagu soo daabacay wargeyska Dagens Nyheter.

Xisbiga ayaa sida cad waxuu hadda yahay xisbiga ugu weyn iyada oo xisbiga uu helay 34 boqolkiiba codadka fekerka la uruuriyay guud ahaan isbedelada xisbiyada ayaa ah mid yar.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".