Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhibaatada cudurada iska difaaca daawooyinka qalajiyaha.

La daabacay måndag 31 oktober 2011 kl 09.45
Kaniin. Sawirle: Jessica Gow/Scanpix

Waxaa sii kordheysa tirada dadka ku nool qaarada Yurub ee u dhimanaya xanuuno infekshino iska caabiya wax tarka dawooyinka qalajiyaha iyada oo sannadka 2015-ka la filayo in dad gaaraya 17 kun oo qof kuna nool qaaradda Yurub ay u dhintaan xanuuno infekshino ku dhaca dhiiga oo aysan waxba ka tareynin qaadashada dawooyinka qalajiyaha ama waxa afka qalaad lagu yiraahdo (Antibiotik)

Iswiidhan ayuusan dhibkani gaarsiisneen marka loo fiiriyo heerka sii kordhay ee uu ka marayo dalalka kale ee qaarada Yurub.

Iswiidhan waxuu marayaa hal ama labo boqolkiiba cudurada infekshinada ku dhaca dhiiga ee aysan waxba ka tareyn qaadashada dawooyinka qaljiyaha halka dalka Ingiriiska dadka qaba infekshinka ku dhaca dhiiga ay gaarayaan saddex meelood hal meel.

Isha warka: Qeybta Cilmiga sayniska ee Idaacada SR.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".