Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hayada Bulshada oo dhaliishay Maamulka degmada Malmö.

La daabacay måndag 31 oktober 2011 kl 15.27
1 av 2
Xafiiska guud ee hayada bulshada ee Socialstyrelsen. Sawirle: Lars Pehrson / Scanpix
2 av 2
Qof waayeel ah. Sawirle: Scanpix.

Hayada arrimaha bulshada ayaa dhaliil u jeedisay maamulka degmada Malmö ka dib markii kormeer lagu sammeeyay xagaagii hore guryaha gaarka ah ee dadka lagu daryeelo.

Maamulka degmada Malmö dhaliisha loo jeediyay ayaa ah in uusan dhowrin uusana raacin sharciga adeega bulshada iyo sharciga badbaadada bukaanka tusaale ahaan hanaanka shaqaalaha guryaha lagu xanaaneeyo dadka da’da ah oo liita ayaa waxuu ku qasbayaa weeyaalada degan halkaasi in ay sugaan si ay ugu toosaan hurdada aroortii sida uu soo qoray wargeyska Dagbladet e eka soo baxa gobolka Skån.

Malmö ayaa ah magaaladda saddexaad ee ugu weyn Iswiidhan marka laga soo tago magaalo madaxda Stockholm iyo magaaladda kale ee Göteborg.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".