Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xaakin Dacwad Lagu Oogey

La daabacay måndag 31 oktober 2011 kl 17.03

Kolkii saddex hablood ee qaba Niqaabka loo diidey iney goob-joog ka ahaadaan dacwad ka dhan ah ee lagu oogey saddex dhallin-yaro ee ka dhaceeysey maxkamadda degmada Göteborg ayuu ururka Charta 2008 u gudbiyay dacwad ka dhan ah qareenkii hayadda ka hor-tagga cunsuriyadda iyo sidoo kale hayadda magaceeda afkan lagu yiraahdo justitieombudsmannen.

Waa mid laga argagaxo in maxkamadaha Iswiidhen ey dadyow ku faqooqaan diinta ey aaminsan yihiin ee muslinnimo, sida uu war-saxaafadeed ku qoray urur u dooda xuquuqda bani'aadamka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".