Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Fikradda Dawladda Shiinaha ee Saab

La daabacay tisdag 1 november 2011 kl 09.37
Agaasimaha Youngman, Pang Qingnian, Agaasimaha shirkadda Saabs Victor Muller iyo agaasimaha Pang Da, Pang Qinghua.

Wasiirka warshadaha ee dalka Shiinaha Miao Wei ayaa mar su'aal ay hayadda wararka ee Reuters weriye ka socday wax ka weeydiiyay fikirka dawladdiisa ee shirkadda Saab uu ku jawaabay in aaney dawladdiisu waxba ka qabin in labada shirkadood ee Pang Da iyo Youngman ee dalkaasi laga leeyahay.

Shirkadaha Pang Da iyo Youngman ayaa toddobaadkii tagay heshiis hor-dhac ah la galay maamulka shirkadda Saab Automobile. Heshiiskaasina lagu caddeeyay iney labada shirkadood ku maal-gelin doonaan shirkadda Saab dhaqaale gaarsiisan 20 milyard oo koron illa iyo sannadka 2017. Miisaaniyad-gelin dalkan iyo Shiinahaba.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".