Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Atariijo Caan Ahayd oo Geeriyootay

La daabacay onsdag 2 november 2011 kl 17.36
Sickan Carlsson,1989. Sawirle: Leif R Jansson

Jilaayada caanka ahayd ee Sickan Anna-Greta Carlsson ayaa maanta geeriyootay kadib kolkii ay muddo gaaban xanuunsanayd. Aktariisadan ayaa ka mid ahayd jilaayada dalka loogu jeclaa boqolkii sannadood ee ugu dambeeyey, iyadoona markii ugu horreeysay soo shaac-baxday sannadkii 1932.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".