Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
wararka maqalka

Göteborg oo laga furay xarun bulsho oo cusub

La daabacay torsdag 3 november 2011 kl 13.29
Xarunta Buslho Rädda barnen ee Göteborg
(5:30 min)
1 av 3
Dadka ka soo qeyb galay furitaanka xarunta cusub ee xaafadda Hjälbo. Sawirle: Mohamed Amiin/SR
2 av 3
Åsa Pedersen madaxa hayada Rädda barnen ee galbeedka Iswiidhan oo joogtay xafladda Lokal-ka cusub. Sawirle: Mohamed Amiin/SR
3 av 3
Mimi Sed (bidix) iyo saaxiibadeeda oo ah dhalinta la furay hayada Rädda barnen Lokal-ka Hjälbo. Sawirle: Mohamed Amiin/SR

Qaar ka mid ah dhallinyarada iyo waalidiinta ku dhaqan xaafadda Hjälbo ee magaaladda Göteborg iyo hayada badbaadada dhallaanka ee Rädda barnen ayaa toddobaadkan waxay ka fureen xaafadaasi ka tirsan Göteborg ayna u badan yihiin dadka soo galootiga gaar ahaan bulshada Soomalida xarun bulsho oo lagu wado in ay ka helaan dhalinyarada iyo caruurta kaalmooyin kala duwan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".