Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Waxbarasho

Xaalada shaqo ee Macalimiinta

La daabacay torsdag 3 november 2011 kl 14.49
Macalimad fasal wax ka bareysa

Sida lagu sheegay warbixin uu sii daayay telifishinka SVT macallinka Iswidhishka ayaa qabta howlo badan oo xitaa macalimiinta qaar aysan ka tegi karin iskuulka ka dib markii ay u dhammaato howsha waxbarasho oo ay dhacdo in ay u sii joogaan howlo kale.

In badan oo macallmiinta ka mid ah ayaa ku dhaca dhabar xanuun iyo daal fara badan iyada oo ku dhowaad 17 boqolkiiba macalimiinta ay dareemaan xiiso la’aan ay u hayaan shaqada in ay aadaan.

Macallimiinta ayaa qabta howlo badan oo maamu ah tusaale ahaan waxay qabtaan howlo qoraalo ah iyaga oo diiwaanka geliya sida ay u socoto heer waxbarashada ardayga.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".