Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xiisaha Maadada Macallinnoqosho oo Hoos u Dhacday

La daabacay måndag 7 november 2011 kl 10.41
Jaamicadda Södertörn. Sawirle: Claudio Bresciani / SCANPIX

Waxaa halkiisii ka sii socda hoos u dhaca ku imanaya xiisaha ardayda dalbanaya wax-barashada sare ee macallinimo. Halka sidoo kale ey ku kala duwan yihiin culeeyska saaran goobahaa wax-barasho. Tusaale ahaan jaamicadda Linné ayey aad kor ugu kaceen, halka jaamicadda Umeå ey ardaydii dalban jirtey aad hoos ugu dhaceen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".