Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
siyaasada

Hindisa la doonayo in la dhimo lacagta siyaasiyiinta.

La daabacay onsdag 9 november 2011 kl 16.25
Ra'iisal wasaare Reinfeldt iyo HåkanJuholt oo ku doodaya baarlamanka. Sawirle: Jessica Gow/Scanpix.

Xisbiyada kala ah xisbiga dhexe iyo kan bey’ada ayaa waxay doonayaan in la yareeyo waqtiga siyaasiyiinta ka taga shaqada dowlada ay helayaan lacago kaalmo ah oo ay qaataan waa markii siyaasiyiinta ay ka tagaan xubinamada baarlamaanka.

Xubanah shaqada ka taga ee baarlamanka ayaa waxay helaan daqli damaanad buux leh oo gaaraya 80 boqolkiiba mushaharkooda muddo sanad ah iyada oo markii damabana lacagtaasi lagu saleeyo da’da siyaasiga iyada oo mararka qaar ay dhacdo in siyaasiga uu iska qaato lacagtaasi kaalmada muddo 15 sano ah.

Ka dib dhowaanahan markii ay soo baxeen dhaliilo loo jeedinayo hanaankan ayay dhammaan xisbiyada siyaasadda waxay isku raaceen in loo baahanyahay isbedel.

Anna Batra oo ka tirsan xisbiga Moderat-ka una warantay idaacadda Iswiidhan ayaa waxay sheegtay in xilli hoe ay tahay in faah faahin laga bixiyo hindisahan iyada oo imminka keliya xisbiya bey’ada iyo midka dhexe ay soo bandhigeen hindisyaal ad adag.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".