Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Breivik waxa uu rabay in uu ka duulo Sweden

La daabacay onsdag 4 april 2012 kl 11.34
FOTO: ÅSERUD, LISE

Dilaagii Norwayd Anders Behring Breivik waxa uu damacsanaa in uu Sweden ka dhigto saldhig markii uu qorshenayey halaagii uu gestay xagaagii, sidaas waxaa lagu sheegay barnamijka SVT-uppdraggranskning.

Breivik ayaa u soo diray E-post degmooyin badan ee ku yaala sweden oo uu kaga codsanayey in laga caawiyo sidii oo u heli lahaa meel uu degaan ka dhigto. Degmada Eda ayuu ka helay jawaab haa ah. Christina Öster oo ka sheqeeysa qaybta dalxiiska degmadaas ayaa ka sheekaynaya warqad ay ka heshay Breivik.

- Waxa uu rabay in uu helo guri uu Sweden ka kiraysto, weliba guri gooni ku yaala, oo aan haduu rabo la hayn koranto ayey tiri.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".