Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhaleecaynta talooyinka dhismista mushaaraadka dhalinyarada

La daabacay onsdag 4 april 2012 kl 16.08

Wasiirka koobaad ee qaran Fredrik Reinfeldt ayaa ku dhagan dhaleecayntiisa ku aadenayd xisbigayada Centerka iyo Folkpartiet talooyinkoodii ahaa in la dhimo mushaaraadka dhalinyarada.

Jariirada Dagens Nyheter ayuu u sheegayn, dhismis lagu sameeyo mushaaraadka dhalinyarta in aysan ahayn mid xal u keenaysa shaqo la'aanta baahsan ee haysata dhalinyarta. Waxa uuna sheegay hadii qarashaadka ku baxa mushaaraadka uu yahay halka culaysku ka jiro ay ahayd in dhimistii lagu sameeyey dhanka canshuurta ee laga qaado shaqo bixiyaasha in ay wax ka qabata shaqo la,aanta.

Reinfelt ayaa kula taliyey saaxiibadiis xisbigiisa ee degmooyinka in ay maya dhahaan hindisa folkpartiet ee ah in la dhimo ushaaraadka dhalinyarada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".