Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

gadood looga soo horjeedo dulsaarta bangiyada

La daabacay torsdag 5 april 2012 kl 10.46
Foto: Hasse Holmberg/Scanpix.

Bangiyada ayey korartay faa'idooyinka ay helaan tan iyo markuu biloodey hoos u dhaca dhaqaalaha 2009 ayaga faa'idooyinkaas ka soo xareeyeen dulsaarta guriyaha deeynta lagu gatay.

 Inkastoo bangiga dhexe ee qaranka uu hoos u dhigay hagista uu ku hago dulsaartiisa ayeysan rebada guryaha deynta lagu gatay waxba is dhimin.

Wasiirka dhaqaalaha andersborg ayaa ´ku guubaabiyey macaamiisha bangiyado in la halgamaan bangiyada bartaana sida loola xaajoodo bangiyada.

Jariirada SVD ayaa aydu biloodey olole ay aqristeyaashu uga dalbanayaan in ay ku qorayaan boga jariiradaas inta ay la'egtahay dulsaarta ay bixiyaan iyo halka ay degan yahiin. Ujeedka ayaa ah in la sameeyo meel ay macluumaadka rebada isku dhaafsadaan macaamiisha bangiyada.

Olla Zachrisson waa madaxa jariirada Svd qayta dhaqaalaha, asga oo ka hadlaya arintaas waxa uu yeri.

- Waxa qabaa in dadku qabaan bahi ah in la helo qabkii lagula xaajoon lahaa bangiyada. Dadka badankood waxay fahmeen mahiimada ay leedahay in ay la xaajoodaan bangigooda kuna gorgotamaan ribada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".