Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ififaale muujinaya dhaqaalo wanaag

La daabacay torsdag 5 april 2012 kl 12.07

baritaan arimahaas wax looga waydiiyey 150 ka mid ah madaxda bangiyada Sweden ayey kala bar ku sheegeen in ay rajeenayaan in ay kororto deymaha ay siiyaan shirkadaha yaryar iyo kuwa waaweeyn.

Anna Hallberg oo ka tirsan shirkada Almi oo ah shirkada samaysay baaritaankaan ayaa sheegtay in ay aad u wanaagsan tahay rajada ay bangiyado arintaan ka qabaan.

- Markii ugo horaysey mude dheer ayey noo muuqanaysaa iftiin muujinaya dhamaadka gud aynu ku jirnay marka laga hadlayo dhanka saadaasha bangiyado bixiyaan. Waxay malaynayaan in deyn bxinta iyo maal gashiguba soo kordhayo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".