Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Thomas Quick oo denbiyadii laga tirtiray

La daabacay torsdag 5 april 2012 kl 12.22
Klicka för grafik: Thomas Quick

Sture Bergwall oo horay loo oran jiray Thomas Quick horayna loogu xukumay in uu dilay sideed qof ayaa maantay Maxkamada Svea hovrätt u ogalaatay in denbigaas laga tirtiro.

Denibyada laga tirtiray waxaa ka mid ah dilkii haweenkii Norweejiyaanka ahaa ee Trine Jensen iyo Gry Storvik kuwaas oo la dilay 1981 iyo 1985.

Makamada Falu ayaa Quick u xukuntay dilkaas 2000. Lakiin xukunkaas ayaa ku dhisnaa gabi ahaantiis qirashada Quick iyo macluummad uu bixiyey, ayey qortay Svea hovrätt. Cadeymo ah marqaatiyaal iyo farsamooyinka mesha way ka maqnayd.

Arintaan ayaa timid ka dib markii Quick ka noqday qirashadisii hore oo uu inkiray in uu wax lug ah ku lahaa dilalkaas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".