Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xukumada oo Go'aan ka gaartay kaalmaynta tamarta atamka

La daabacay torsdag 5 april 2012 kl 15.02
Kärnkraftverket i Oskarshamn. Foto: Mikael Fritzon/Scanpix.

Lama hirgelinayo wax sharci cusob oo ka mamnuucaya dowladda in ay kaalmo dhaqaale ku bixiso tamarta quwada atamka. Sidaas wax lagu soo bandhigay qoraal maantay ay dowladdo ku meel marishay kulan aan caadi ahayn.

Sadex sanno ka hor ayey ahayd markii xisbiyada dowlad wadaagaa ee allianska ay isku afgarteen in meesha laga saaro mamnuucida ka mamnuucaysa in kaalmo dowli ah lagu bixiyo dhisida warshadaha tamarta atamka. Lakiin is afgaradkaas ayaa ahaa mid ay agadtahay fahamkiiso maadaama lagu yeri heshiiskaas in dowladdo aysan lacag ku bixin dhisida waeshad atamka samaysa.

Lakiin go'aanka maantay ayaa ka micno in meesha laga saaray sharcigaas adkeenayey in la dhiso warshad atamka tarmarta samaysa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".