Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Miisaaniyadda Dawladda ee xilliga Gu'ga

La daabacay torsdag 12 april 2012 kl 12.16
Fredrik Reinfeldt. Sawirle: Anders Wiklund, SCANPIX.

Qidmadda ra'sumaalka aan guurin oo la dhimo 630 malyuun oo koron sannadka 2013, middaasina looga gol leeyahay sidii loo dhiiri-gelin lahaa dhismaha guryaha dabaqyada ah ayaa ka mid ah qorshooyinka dawladda ee miisaaniyadda xilliga gu'ga.

Iyo sidoo kale in la dheereeyo muddada sannooyinka aey ka fasaxan yihiin qidmaddaha guryaha cusub lana gaarsiiyo 15 sannadood halka ey iminka ka yihiin toban sannadood. Qorshahanna oo ku kici doona 960 malyuun oo koron.
Tallaabooyinka is-bedel ee qorshaha miisaaniyadda ayey sidoo kale ka mid yihiin: kireeynta guryaha ee gacanta labaad, dhimista qidmadda ra'sumaalka aan guurin ee guryaha dabaqyada ah. Middaasina looga gol leeyahay sidii loo dardar-gelin lahaa wareegga suuqa guryaha, sida uu sheegay Fredrik Feinfeldt, madaxa dawladda Iswiidhen.

Isha: TT

                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".