Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maxkamad la Xiriirta Argagixisnimo oo ka Furantay Danmark

La daabacay fredag 13 april 2012 kl 10.50
Sawirle: Erlend Aas/Scanpix.

Saddex sharci-yaqaan iyo lix ruux ee loo doortay iney xubin ka noqdaan xubnaha garsoorka ayaa go’aankeeda loo dhiibay maxkamad maanta ka bilaabatay magaalada Kobenheegan ee caasimadda dalka Danmark ee la xiriirta dacwad lagu soo oogay afar ruux laguna eedeeyey fal argagixisnimo ee lagu weerari lahaa xarunta war-geeyska Jyllands-posten.

Afartan ruux ee dacwadda lagu soo oogay ayaa isugu jira saddex muwaadiniin ee iswiidhish ah iyo mid ka soo jeeda dalka Tuuniisiya ayaa iska dheereeyey eedeeyntan. Halka gar-yaqaannada raggaasi difaacayaana dhaleeceeyeen xeerka cuub ee la soo rogay ee oranaya in gar-sooreyaashu noqdaan kuwo qarsoon ee an la shaacin kolka la qaadayo dacwad la xiriirta fal argagixisnimo.

                                                      kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".